Ictisaamka Somaliland & Puntland oo Shirki lagu Hor Sameeyo. Muqaawamada Hortooda Maya 01 Jul 2009
Gaalo-la-dagaalka ka sokoow, meel kasta ood ka tagto tuulooyinka Somaliland iyo Puntland waxaa jira qubuuro la weyneeyo oo qaarkood la caabudo. Subax iyo galabba waxaa ducaaddaasi hormaraan qabuurahaas iyagoon waxba ka qaban karin. Halka Muqaawamadu muddo yar ay suuliyeen. Sabab? Wixii Ilaahay amray bey sameeyeen iyagoon cidna ka heybeysan.
|
|
|
|
Sariflayaasha Doolarka Kismaayo oo loo diggey 30 Jun 2009
KN: Dhibaato ayaa ka taagan magaalada Kismaayo, waxay ka taagantahay lacagta doolarka maraykanka, tani waxay timid kadib markii lacag Doolar oo aad u badan ay dalka soo gashay taasoo uu keeney Maraykanka
|
|
|
|
Baladweyne, qarax kale, hoteel kale 29 Jun 2009
KN: Magaalada Baladweyne waxaa ka dhacay qarax kale oo lala beegsaday hoteel kale, markani bartilmaameedku waa madax ka tirsan Xisbul Islaam oo degenaa hoteel ku yaala gadiga shishe (orax sul) ee magaalada.
|
|
|
|
Qasaaraha duqeyntii AMISOM oo sii kordhaya 29 Jun 2009
KN: Waxaa sii kordhaya baaxada qasaarada duqeyntii AMISOM ay mahad celinta oga heshay Madaxweyne Shariif, illaa 10 qof ayay dhimashadu gaaraysaa halka dhaawaca uusii cagocagaynayo 50 qof.
|
|
|
|
120 kii maalmood ee bixitaanka AMISOM oo dhamaatay 28 Jun 2009
KN: 120kii maalmood ee culumada musaalixada u qabatay in ay dalka kaga baxaan ciidamada AMISOM ee gumeystayaasha ah ayaa ku ekeyd shalayto axadii, hase yeeshee waxay ahayd fatwo ay horey u diidey DKMG ah oo ciidamada u joogaan.
|
|
|
|
Xad gudub kadib waa xad oofin 28 Jun 2009
KN: Nin xad gudbey ayaa xadka islaamka laga oofiyey magaalada Wanleweyn kun qof hortooda kadib markii ay maxkamad ku heshay in uu kufsaday kadibna dilley haweeney isagoo guur soo maray.
|
|
|
|
Sakiin V/S Zanawi 27 Jun 2009
KN: Shariif Xassan Sh. Aadan (Sakiin) iyo Males Zanawi ayaa ku kulmey caasimada Ethiopia ee Addisababa, iyagoo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo sidii ciidamada gumeysiga xabashida ay ugu soo laaban lahaayeen Baydhabo.
|
|
|
|
Kenya, salaansaarka “Zulu Alert” 25 Jun 2009
KN: Waxaa gabi ahaan heegan kii ugu sareeyey la galiyey ciidamada Kenya, heegankani waxaa lagu magacaabaa “Zulu Alert” ama “digtoonaanta Zulu-ga”, kani waa heeganka ugu sareeya marka dalka ay soo food saarto khatarta ugu weyn ee la malayn karo.
|
|
|
|
Darawal gaadiidka gurmadka degdega ah oo shirqool lagu dilley 25 Jun 2009
KN: Gargaare wadde ka ah ambalaas daadgureysa dadka dhaawacyada qaba ayaa toogasho lagu dilley Xamar xilli uu ka jawaabay dalab kaga yimid dad dhibaato sheeganayay degmada Kaaraan Jiiro Wacbuudhan oo ay ku suganyihiin ciidamada DKMG ah
|
|
|
|
Halkani waa Radio AMISOM 24 Jun 2009
KN: Ciidamada AMISOM ee dalka gumeysiga ku heysta ayaa sheegey in ay dhawaan hawada soo galinayaan idaacad Afsoomaali ku hadasha oo laga dhagaysan doono gobolada Soomaaliya.
|
|
|
|
PRESS RELEASE: War muhiim u ah Soomaalida UK 24 Jun 2009
The Careers Advice Service, waa hay\'ada ugu balaadhan wadanka UK ee bixisa talosiin iyo warbixin bilaash ah oo ku saabsan waxbarashada, waxayna ku dhiiri gelinaysaa xubnaha bulshada Soomaalida ah inay kula soo xiriiraan telefoon si ay u helaan
|
|
|
|
Shirkii ururka dhalinyaradda nogbeed ee dalka K/ Afrika 24 Jun 2009
KN: Shir eey iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ururka dhalinyaradda nogbeed,(UDN) oo la aas aasayay 20-06-2008,
Oo ka dhacay magaaladda port Elizabeth ee gobolka Eastern Cape ee dalka koonfur afrika ayaa looga hadlay hormarinta Nogob
|
|
|
|
|