|
Shareecada Xukuumad Ku Sheega: Bad iyo Bariba Waa beec:WQ Cali-Daahir X Muxammad
Khaain kastaa wuxuu leeyahay calan / lagu muujiyo intuu wax khiyaamay / maalinta khiyaamaha waxaana kor loogu qaadaa / calankaasi / hadba intay laeg tahay khiyaanadiisa, war ogaada majiro khaainnimo kawayn hadduu wax khiyaano madaxwaynaha guud / ee ummadi leedahay. |
|
Mukhaalafaadka. WQ Ali Daahir
Buuqa Ka daaya Bayta Allaah! |
|
Taarikhda Mawliidka iyo diintu waxay ka qabto
Bismillah Raxmaani Raxiim:Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawlidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam, Balse walaallayaal aanu arinta si kale u eegno, annagoo isla fatashayna buugaagta taariikhda, |
|
Ma Rabtaa inaad Dunuubta oo dhan iska dayso!
Nin ayaa maalin u yimid Rasuulka (scw) waxa uu yiri. Rasuul aloow waxa aan sameeyaa waxyaalo badan oo xun xun hadaba teebaan ugu horeesiiyaa oo aan iska daayaa? Rasuulka (scw) waxa uu ku yiri jooji in aad been sheegtit oo waligaa runta sheeg |
|
Salafiga Sirxan
Oo aan idinkaga soo xulay kitaabkii aan ka qoray burcadda ka maxaakiimta horteed magaciisuna ahaa: Mooryaan Jirri Iyo Day-Day Waa Mirihii Qabyaaladda. |
|
Dalqadihii Dhamaade, Caruurna Way dhalayaan!.
Waxaa in muddo ahba noqotay arin iska caadi ah in furriinku uu noqdo sida kubad hadba dhinicii la doono loo laado. Kolna islaantaa tiraahda ifur kolna odaygaa yiraahda waan ku furay muddo yar kadib kolka ay dalqahaha dhammaadaan ayaa waagu ku beryaa kolkaa bay waxay bilaabaan calaacal iyo qiil yaa inoo haya, Sh hebel inoogu yeera IWM. |
|
Shareecadu Makala taqaan Shariif iyo Sheydaan. WQ Cali-Daahir X Muxammad
Sida lawada ogsoon yahayba sharecada islaamku waa mid ku dhisan caddaalad u wada dhaxaysa makhluuqa Alle SW. Sidaa darteed shareecada akteeda kama shaqayso wax layiraahdo la jiifiyaana bannaan iyo jaantaa rogan. |
|
Soo islaaminta dadka habawsan iyo kitaabka Nuurka Islaamka
Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa kitaab cilmi ah oo qaraagiisu uu ku soo bandhigay aqoon badan oo ay u baahan yihiin guud ahaan muslimiintu gaar ahaan jaaliyadaha ku nool dalalka gaalada oo u baahan inay diinta islaamka ugu yeeraan bulshooyinka ay la nool yihiin oo aad ugu ooman diinta xaqqa ah ee Alle ina ku hanuunshay. |