Xayeesiis 728x90

Xayeesiis 468x60
Alshabaab ayaa saraakiisheena leeyneysa

Published: 3 February 2010
KN: Sheekh Xassan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeysey ka shanqariyey in saraakiil badan oo laga diley ay ku lug lahayd Alshabaab, wuxuuna xarakada uga digey falalkaasi



 “Haddii laba urur la yahay waa jiraysaa wax xoogaa is-riix-riix ah, labada dhinacna waa dhacaysaa inay xurgufo dhexmaraan, waxaas oo dhanna waa wax dhaca, anigu waxaan ku talin lahaa in laga digtoonaado falalkaas oo kale" ayuu shalay ka yiri Shir Jaraa’id





Ku dhawaad 10 sargaal oo sarsare oo hogaamiyeyaal ciidan ah ayaa bilihii dhawaa Xisbul Islaam laga dilley, wallow hadda ka hor aanan si cad loo sheegin hase yeeshee waxaa jirey muran xisbiga dhexdiisa ahaa oo ku saabsan in Alshabaab eeda dusha loo saaro iyo in kale.




Xariirka wanaagsan ee labada xarako u dhaxeeya waxa uu noqdey mid murugsan daraad markii gudoomiye ku xigeenkii Xisbul Islaam iyo ciidamo uu wato ay ku biireen Alshabaab iyadoo uu jirey heshiis ka dhaxeeyey oo ahaa in aanan ciidamo la kala

KismaayoNews.com


LA XIRIIRA
  Afhayeenka Amisom (Xernashaha Wadada Dabka waxa masuul ka ah Alshabaab)
  Alshabaab oo uga digay Uganda in ciidan kale u soo dirto Somaliya
  Masuuliyiin Midowga Yurub ka tirsan oo kulan ku yeeshay Nayrobi Riisul wasaraha DKMG Somaliya
  Xubno masuuliyiin Midowga Yurub ka tirsan kulan ku yeeshay Nayrobi
  Madaafiic xalay ku dhacdey Xafado ka mid ah Xamar


Xayeesiis 25x250