Wararka laga helayo Guri-Ceel ayaa sheegaya in Jeneraal Maxamed Nuur Galaal iyo nin magaciisa lagu soo koobey Taar-dhuleed ay tageen Guri Ceel kadibna kullamo sacado badan qaatay la yeesheen saraakiisha suufiyada ee Ahlu Sunnah Waljamaaca.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in Galaal ay Guri-Ceel geeysey dayuurad ingeer ah oo isaga loo kireeyey, qorshuhuna uu yahay in ciidamada Suufiyada uu dagaal galiyo, waxaa la sheegey in Wasiirka Biyaha iyo Macdanta DKMG ah jeneraal cabdi Qeybdiid uu ka shaqeeyey safarka Galaal.
Jeneraal Galaal ayaa dhawaan waxa uu ka mid ahaa madaxdii lagu xirxirey
Wali wax war ah
Dad jenanka ka agdhow ayaa laga soo xigtey in xarigiisa uu ku eedeyey DKMG ah in ay amartay laguna daray diiwaan dad lagu sheegey in ay