Labbadan nin oo ah kuwa darajo leh ayaa dukaanka Soomaalida oo ku yaala xaafada Milnerton ee
Dacwad laga gudbiyey saraakiishaasi ayaa markiiba Police-ka kasoo qabteen guryahooda, sida uu sheegey afayeenka biliiska gobolka Western Cape Isbatoore sare Billy Jones sigaarkii giryahooda ayaa laga heley laakiin lacagtii oo dhanayd R1000 ($130 doolar) lama helin, wadarta hantida ay dhaceena waxaa lagu sheegey R350 ($400 doolar qiyaas).
Waa markii ugu horeysey oo saraakiil Police loo xirxiro fal dambiyeed ay u geysteen dad Soomaali.