Xayeesiis 728x90

Xayeesiis 468x60
Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo direysa tahniyad aroos

Published: 27 February 2010
KN: Jaaliyada Soomaalida K/Afrika ayaa tahniyad aroos u direysa mid ka mid ah mas’uuliyiinteeda oo dhawaan ku aqal galay magaalada Johannesburg, xoghayaha guud ee laanta jaaliyada ee gobolka Eastern Cape Maxamed Shariif (Mile) iyo Ramla Shariif oo arooskoodu ka dhacay Johannesburg ayay jaaliyadu u direysaa tahniyad





Dadka Tahniyada Diraya







Cabdirahmaan Yuusuf Axmed (Raabi)




Cabdiraxmaan Nuur Jilley




Cabdi Axmed




Axmed Mahad




Ugaas Maxamed Cabdi Diiriye




Dr. Cabdulaahi Carte




Cabdirashiid Ibraahim




Ismaaciil Cabdi Turki




Xusseen Cali Cumar


Qaasim Boosh Cali




Maxamed Aadan Cusmaan




Cabdinaasir Axmed




Muxuyudiin Nuur




Cali Siciid




Magan Daahir




Qasse Habarwaa




Hanad Maxamed




Maxamed Muuse







Iyo Mas’uuliyiin kale ee SASA oo farabadan oo kala jooga gobolada dalka, waxay leeyihiin arooska iyo aroosada noqda kuwii isku waara, kalana hela ubad qeyb qaba, anfaca dalkiisa iyo diintiisa.







Xafiiska Warfaafinta jaaliyada




KismaayoNews.com


LA XIRIIRA
  Masuuliyiin Midowga Yurub ka tirsan oo kulan kula yeeshay Nayrobi Riisul wasaraha DKMG Somaliya
  Wasiir DKMG ka tirsan kuna sugan Addis Ababa oo sheegay in Cidamo Itopiyan soo galidoonan Somaliya.
  Dadka u xiran DKMG ah oo sii kordhaya
  Isku dhac Khasaaro geystay oo ka dhacay Hobyo
  DKMG iyo Xoogaga Islaamiga oo guulo ka kala sheegtay Dagaalk Xalay ka dhaga Xamar.


Xayeesiis 25x250