KN: Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa isku shaandheyn balaaran ku sameeyey golohiisa wasarada, illaa iyo 8 wasiir iyo ku xigeeno ayaa xilalkoodii waayay, kuwa cusubna waa lagu soo daray.
Waa isku shaandheyntii ugu horeysey oo uu Faroole ku sameeyo xukuumadiisa, hoos waxaa ah diiwaanka magacyada.
Xeer Madaxweyne Lr 19 011/03/2010 kuna sabsan Isku shandaynta Golaha Xukuumadda Puntland
Marku arkay Dastuurka Dowladda Puntland
Marku la tashaday Madaxweyne Kuxigeenka Puntland
Marku garwaaqsaday Baahida loo qabo Isbedel lagu sameeyo Xukuumadda Dowladda Puntland
Waxaa uu xeeriyey magacaabida iyo isku shandaynta Golaha wasiiradda Puntland;
Gen Yuusuf Axmed Kheyr
Wasiirka Wasaarada Amniga & DDR
Cali Yuusuf Cali Xoosh
Wasiirka xigeen Aminga iyo DDR
Dr.Wasir Qorsheynta iyo xirirka Caalamiga
Dr Daauud Maxamed Cumar
Pro C.qaadir Cali Xaashi
Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
Eng C.risaaq Yuusuf Cilmi
Wasiirku xigeenka Wasaarada Qorsheynta Xiriirka Caalamiga
Wasiirka Dakadaha iyo Gadiidka Badda
Siciid Maxamed raage
Wasiir Ganacsiga iyo warshadaha
Xasan Faarax Jaamac
Cabdi Maxamuud MAxamed
Wasiirku xigeenka ganacsiga
Dr Cali C.laahi Warsame
Wasaarada Caafimaadka
C.khaliif Xaaji Xasan Aw axmed
Wasiirka Cadaadalada iyo Dhaqan celinta
Cabdi Yaasiin Xirsi
Wasiir ku xigeenka ka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
Crisaaq Maxamed Ismaaciil
Wasiirku Xigeenka Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose
C.shakuur mire Aadan
Wasiirka Xigeen Wassaarada Howlaha Guud iyo Gadiid
C.qaadir Muuse Yuusuf
Wasiirku xigeenka Wasaarada kaluumeysiga
Maxamed C.laahi Saalax Deer
Wasiirku xigeenka wasaarada kaluumeysiga
Saynab Ugaas Yaasiin
Wasiirka ku xigeenka wasaarada Haweenka Qoys
Cali Axmed Gamuute
Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
C.qani Salaad Yuusuf
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta
Maxamuud Maxamed Sheekh Ibraahim
Wasiirku xigeenka Wasaarada beeraha iyo waraabka
Sidoo kale waxaa Digreetada Madaxweynuhu lagu sheegey cida xilalkoodii wayday oo kala ahaa Wasiiradan:-
1- Cabdulaahi Saciid Samatar.
2-C/risaaq Yaasiin abdule Geesood
3-C/laahi
4-Faarax Aadan Dhalac
5-C/risaaq Xuseen Gaceyte
6-C/xakiin Faarax Cali
7-Dr Bashiir
8-Xaliimo Maxamud Maxamad
FG: Diiwaankani wuxuu kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud
KismaayoNews.com