Hadalkan ayaa waxaa lagu faafiye jariidada New York Times oo warbixin dheer ka qortey duulaankani hadal heyntiisu badatay ee laakiin aanan lagu talaabo qaadin, waxay soo xiganaysay saraakiil ka tirsan aqalka Pentagon-ka.
Waa hadalkii ugu horeeyey ee rasmi ah oo arrintan lagu shaaciyey