Xayeesiis 728x90

Xayeesiis 468x60
Salafiga Sirxan

Published: 3 February 2009
 







الْمَسْحُوْرُوْنَ


Sixranayaasha




( 2 )




السَّلَفِيّ ُالْمَسْحُوْرُ


Salafiga Sixran




WQ: Cali-Daahir X Muxammad


mohiyadin@hotmail.com


 


بِسْم اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيْم الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ


والصَّلاْةُ والسَّلاْمُ عَلَىْ نَبِيّّنَاْ مُحَمَّدٍ وَآلِهِ أجْمَعِيْنَ.




اقرَأوُاْ عَلَى السَّلَفِيِّيْنَ المَسْحُوْرِيْنَ الْقُرْآنَ


Salafiyiinta Sixran Qur’aan Hala Saaro










Waxaan hadda ka hor soo marnay maqaalkii aan ku magacaabay:




السِّيَاْسِيّ ُالْمَسْحُوْرُ


Siyaasiga Sixran




Oo aan idinkaga soo xulay kitaabkii aan ka qoray burcadda ka maxaakiimta horteed magaciisuna ahaa: Mooryaan Jirri Iyo Day-Day Waa Mirihii Qabyaaladda.




Sidoo kale baan haddana idinkaga soo xulay kitaabka aan kaga waramayo:




مُوَاْلاْةُ الْكُفَّاْر ِ


Gacal Ka Yeelashada Gaalada




Waxaana ku magacaabay kitaabkaa isaga ah:










يَاْ جَاْ لِبَ الْكُفَّاْر ِكَفَرْتَ


Gaalo Soo Geliyow


Waad Gaalowday




Waxaan kaga warami doonaa haddii Alle idmo mowqifka halista ah oo ay ka qaateen halganka lagula jiro cadawga had iyo goor kusoo duula muslimiinta,


 


Kolka ay kuu caddaato akhristow waxa salifiga sixran uu yahayna waxaa waajib kugu ah in aad dadka uga digto kuwaa iyaga ah ee muuqaalkooda lagu sirmo.


 




Waxaana ku soo khatimi doonnaa haddii Alle idmo mowduuca sixranayaasha:




الزَّوْجُ الْمَسْحُوْرُ


Sayga Sixran


 


Waxaan isagana idinkaga soo xulay kitaabka aan ku magacaabay:




حِرَاْبَة ُالنِّسَاْءِ


Isbaaradii Dumarka




Cutubkiisa 4aad ee cinwaankiisu yahay:




Ima Qabee Waan Is Qabnaa!




Iyada oo aad ka bogateen cutubka koowaad ee kitaabka oo cinwaankiisu ahaa:




ILama Guursan Kartid Waa Gaalnimo




Waxa kale oo dhawaan haddii Alle idmo aan idiin soo diri doonaa qoraal aan rabo in aan gaarsiiyo walaalo damcay inay furaan website la magac baxay:




Qudba-siro.com




Si ay uga qariyaan xaasaskooda laakiin aysan ka fekerin waxa qatar ah ee gadaal ka iman kara. Sidaa darteed baan walaalaha u dooray si ay casharkoodu u caddaystaan ama faraha kala baxaan. Waxaana cinwaan ugaga dhigay:






Qudba-Siro.com Waa Line Qabow Uu Qarax Ka Danbeeyo!




Waana cutubka 3aad ee isla kitaabka Isbaaradii Dumarka cinwaankiisuna uu yahay:




Qudba-Siradu Waa Qaan Kugu Maqan






وبالله التّوفيق


وصلّى الله وسلّم على نبيّنا محمّد وآله أجمعين.


 


























KismaayoNews.com


LA XIRIIRA
  Shareecada Xukuumad Ku Sheega: Bad iyo Bariba Waa beec:WQ Cali-Daahir X Muxammad
  Mukhaalafaadka. WQ Ali Daahir
  Taarikhda Mawliidka iyo diintu waxay ka qabto‏
  Ma Rabtaa inaad Dunuubta oo dhan iska dayso!
  Dalqadihii Dhamaade, Caruurna Way dhalayaan!.


Xayeesiis 25x250