KismaayoNews.com
              Daily News From Somalia!   
 
 

 

Ma haleeshay inaad hanato hawada, kalahadasho , hawraarsan tiraahdo , horumar aad dareento hawlahaaga oo dhana ku gudato habeen iyo maalin. soo haleel oo hano hawlaha hufan ee shirkadda Telecom Somalia

Sida ku cad talaabada ay shirkaddu qaadey waxaad naftaada ku canaan kartaa bishaarooyinkan qofkaad ka qariso qalad baad ka gashay sidaa daraadeed waxaa lagaa rabaa inaad soo gaarto horey u qaadato kana haqabbeesho waxqabadka Telecom Soamlia oo kuu suurto galineysa inaad hawl yari ku hadasho meel kasta oo hawl kaaga habsaameysey.

Wixii faahfaahina kala soo xiriir maamulka Telecom Telefonadan.

Telcom Building Dubai office +9714 2945332

+97150 4983475

Bakara Marketing Mogadisho

+2521 215000

+2521 251000

E-mail: operations@telcom-somalia.com

Website: www.telcom-somalia.com

 

»Xuska Munaasibadihii maalmaha qaranka oo ku sii yaraanaya Muqdisho iyo gobo kale ayaa waxaa soo baxaya warar kale oo sheegayo in aan loo baahneyn xuska maalmaha qaranka xiigaan la joogo oo lagu macneeyey xili wadfanku ku jiro gumeysi 01 Jul 2008
»Sheekadu waa ay ka kulushahay Shariif iyo Janaqow ayaa gar leh, Xasan Daahir iyo Yuusuf Indho-cade ayaa jid leh!! 30 Jun 2008
» Warbixin kusaabsan halganka Ogaadeenya: Maxaa saldhig u ah guulaha ONLF? 29 Jun 2008
»27 da Juun Maalinta Xorriyada Jabuuti oo 31 jirsatey iyo damaashaadkeeda 28 Jun 2008
»Ururka Ogaden Human Rights Committee (OHRC) oo Shir ku yeeshey Geneva 28 Jun 2008
»Toboneeyo mas'uul oo ka tirsan jaaliya Soomaalida Koonfurta Afrika oo ka qeybgashay furitaanka Bandhiga carwada hidaha iyo dhaqanka qaranka oo ka furmay Gramstown, Eastern Cape. 27 Jun 2008
»Xuuraan: Kismaayo, Kumaa ka taliya? 27 Jun 2008
»Gabdho Soomaaliyeed Oo ku Godoonsan dalka Ciraaq, gargaarna u baahan. 27 Jun 2008
»Sheikh Ibraahim Cabdalla, Halgamaa xusid mudan, geeridiisu xanuun reebtey, taariikhda xasuus baddan, Haddaba waa nin ceeynkeebuu ahaa, Nin la kulmay ayaa nooga faaloonaya. 27 Jun 2008
»26ka Juun Maalin Ciishootay Balse Mudan Maamuus iyo Damaashad!!! 26 Jun 2008
»Dabadhoono, jawaasiis ah oo ku kalnsan xerooyinka Dhadhaab kadib markii eey fooda galin waayeen Jubooyinka. 26 Jun 2008
»Tababarka toogta iyo shiishka, iyo tan Kubbada cagta sida loo tiireeyo, teebaad kula talin lahayn ciyaartooyda Soomaaliyeed, tiiyoo dalka gumeysi ku jirro? Faarax Sindiko ayaa su’aashaasi jawaab u haya 26 Jun 2008
»Kismaayo dadka waalan tol leh, kuwa tabarta daran diyo ma leh, gabar naaska laga goostey, nin waalan oo gooyeyna xoog xabsiga beeshiisa oga siideysey. 25 Jun 2008
»Mahad Aadan Carabey, oo ahaa qasnajihii Dekeda Kismaayo oo maanta Kismaayo lagu diley. 25 Jun 2008
»Buuq iyo qalalaase ka dhex taagan Baydhabo kadib markii xildhibaanadu u kala jabeen labbo garab. 25 Jun 2008
»Going home to Somalia: Jamal Osman visits Dhoobleey Somalia for the first times in a decade since he fled from 1991. 25 Jun 2008
»Xuuraan: Laffo xagasho leh, ilkana bad qab leh, Jihaad wadis leh, Shacabkana badbaadin leh. ONLF waa jihaad, wadaaduna waa la jiraan. 25 Jun 2008
»Ciidamada Ethiopianka marka ay Soomaaliya Imaanayaan waxaa loo sheegaa iney baddal yihiin. Bal Akhri sheekadan 25 Jun 2008
»Maamulka wadaadada Dhoobleey ayaa gacanta ku dhigey nin Dabadhoon ah,kaas oo ka mid ahaa rag dhawaan kulan gaar ah Nairobi kula Qaatay Jeneral Gabre. 24 Jun 2008
»UNDP-Somalia's blunders in Somalia's Remittance Industry: Asecret Wistle blowing Article. 24 Jun 2008
»Taariikh nololeedkii halgamaagii Sh Ibraahim Cabdalla, guddoomiyihii hore ee ururka ONLF 23 Jun 2008
»Nuur Cadde oo garoonka Aadan Cadde geerida oga baxsaday sibiq. 23 Jun 2008
»“wax ka yar dowlad Islaami ah ma ahan in eey yeelaan mujaahidiinta Soomaaliya” Al-Qacida. 23 Jun 2008
»Sharciga iyo kala dambeyta, Shillinka Soomaaliga diidmadiisa ma ogola, Jowhar oo xabsiga loo taxaabay toboneeyo ganacsato ah kadib markii ey diideen lacagaha duuga ah iyo kuwa jeexjeexan. 23 Jun 2008
»Aabihii iyo Astaantii Halganka Xaq udirirka Ogaadeenya Sheekh Ibraahim Cabdalla oo ku geeriyoodey Abudabay 23 Jun 2008
»Mu'tamarka weyn ee Birmingham oo dhici doona 25 ilaa 28 bisha todobaad (luulyo) ee sanadakan. 23 Jun 2008
»Kulan loogu baroordiiqayay wariye Nasteex Daahir, islma markaasina lagu asaasayay gole saxafiyiin, ayaa waxa uu maanta ka dhacay Magaalada cape Town ee dalka K/Afrika. 23 Jun 2008
»Isgooyska bakaaraha ayaa waxaa kasocda howlo lagu dayactirayo wadada dhinaca dabka adaa ee roobabkii malmahaan ka da aayay magaalada muqdisho, 22 Jun 2008
»Ciidamada xabashida oo eey u suurogali weeysey in eey Buuro Burde tagaan, kadib markii difaac adag uu ka hor yimid ayaa misane markale soo noqoshadoodii dhexda lagu galay. 22 Jun 2008
»Shirka Jabuuti, showr aan sharax badan laga bixin 22 Jun 2008
»Sheikh Shariif iyo xubnaha Isbahaysiga garabka Heshiikii Jabuuti Saxiixay oo manta Hotel Nairobi ku yaala kula kulmay boqolaal Soomaali ah. 22 Jun 2008
»Xuuraan Iyo Xanta Suuqa: Lix maalmood baydhabo ku imoow ama shaqadaada ayaa u maqan: Aadan Madoobe. 22 Jun 2008
»Qaar ka mid ah jaaliyadaha somaliyeed ee ku dhaqan dalka maraykanka gaarahaan Magaalada feature Washington DC oo manta soo garsiiyey bukaanda ku jira ispitalka dayniile Deeqdii ugu badneyd ee abdi laga bixiyo Magaalada Muqdisho 22 Jun 2008
»Ehaladii iyo qaraabada uu ka geeriyoodey nabadoon Cabdullaahi Cali Ma Duubte oo tacsi tiiraanyo leh loo dirayo. 22 Jun 2008
»Kaniisad K/Afrika ku taala oo Dad Soomaaliyeed ku eedeysay tuugonimo,kana ceeyrisey dhismaha kaniisada oo eey seexanayeen. 21 Jun 2008
»Baladweyne oo eey saacado gudahood kusoo rogaal celiyeen xubnihii ku magacoownaa maamulka Hiiraan oo markii hore naftooda la baqo cararay. 21 Jun 2008
»*Mashruuca Horumarinta Dhanaan oo lacag dhan US$23120 ugu deeqay dhismaha dugsiga sare ee Dhanaan* 21 Jun 2008
»Ciidamada Eritrea oo gudaha u galaya dhulka dalka Jabuuti, iyadoo xiisad colaad eey soo cusboonaatay. 21 Jun 2008
»Soomaaliya waa dalka 5 aad iyo kan lixaad ee aduunka dadka ugu baddan ay ka barakacaan, kuwaasoo aduunka qaxooti ku noqda, sidaasi waxaa Sheegtey UNHCR. 21 Jun 2008
»“7000 oo qof ayaa u dhimatay hadalka ina Yeey ee ah siyaasad waa laga heshiiyey, maantana wuxuu leeyahay siyaasad ayaa la’isku hayaa, BBC-da waraysatay maxaysan noogu soo bandhigin balaayada uu sameeyey” Idirs Xassan Faarax. 21 Jun 2008
»Gaalkacayo oo dad loo qabqabtey qarax Xalay ka dhacay, kaas oo eey dad ku dhinteen. 21 Jun 2008
»Meel ku sheega maamulkii Hiiraan?. Baladweyne, magaalo xabashi mise mid Soomaaliyeed, midkey tahay Mujaahidiinta ayaa kala saari doona. 20 Jun 2008
»Xerada Guulwadayaasha oo gacanta u gashay dhalinta gulufka jihaadka wada, Xabashida iyo kuwa gabaadka ay u yihiin oo lagaga gacan roonaaday dagaalkii galabta dhacay. 20 Jun 2008
»Maamulka Daahir Riyaale oo labo wiil oo dhashey Soomaaligalbeed xabsiga dhigey lagana yaabo inuu Ethiopia ku simo 20 Jun 2008
»Dawlada Qadar, Aljazeera ayay nagu duqeynaysaa, mana rabto nabad dalka ka dhacda.: C/laahi Yusuf 20 Jun 2008
»BOOQASHADII SH. SALMAAN AL-CAWDA EE MASAJIDKA IMAAMU SHAAFICI KOONFUR AFRIKA,JOHANNESBURG. 20 Jun 2008
»“Zuma dartii dadka waan u dileynaa” Julies Malema, madaxweynaha garabka dhalinyarada ee ANC. 18 Jun 2008
»Mooryaanta C/laahi Yussuf oo dab qabadsiisey Iskuulka Almathal oo ku dhow 21 Octoobar oo uu saakay qarax ka dhacay. 18 Jun 2008
»Ina Yeey ayaan badanaa, inta ka ag dhowna ayaan daranaaa! Qarax lala eegtay C/laahi Yuusuf oo asiibay mooryaantiisa illaalaha ka heysay. 18 Jun 2008
»Israaiil oo aqbashay xabad joojin lix bilood ah oo ka hergasha marinka Gaza, kadib heshiis Masar lagu gaaray. 18 Jun 2008
»Cabdiraxmaan Ibbi: xabashida waa aay bixi doonta xittaa haddii aysan ciidamo aduunka ka socda aysan iman. 18 Jun 2008
»Xafiiska madaxwenye Thabo Mbeki iyo Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo kulan ka yeeshay arrimaha Soomaalida qaxootiga ah. kadib markii dawlada ay sheegtey in qatar amaan qaran kasoo food leedahay Soomaalida. 18 Jun 2008
»Abeeso koryoow adigaa ka aayi, amxaaro kalkaaloow Aabahaaga kuu ooy! Aabo Ilmihiisa Amxaar u adeegshay, Amxaarkiina ilmihii birta ka aslay, aabihiina maanta u ooyi, sow arrin layaab leh ma ahan. 17 Jun 2008
»Masiibada heysata caruurta Muqdisho, ma dabaaldeg bay mudantahay mise baroor diiq?. Xuska maalinta caruurta micnaheedu waa maxay?. 17 Jun 2008
»Socdaalkii Bush ee Britain oo eey balaayo ka raacday, magicii uu Bin laden u bixiyey sanado ka horna isaga lagu badalay. 16 Jun 2008
»Labbo Shariif oo Naairobi gaaray, iyo hadal heyta wada hadashiinta labada garab oo soo if baxday. Iyo C/laahi Yussuf oo Jabuuti u daba maray. 16 Jun 2008
»Dagaal fool ka fool ah oo ka soconaya Warshadii baastada iyo wadad sodonka. 15 Jun 2008
»Xubnihii Isbahaysiga ee laga siidaayay Xabsi Sweden ku Yaala oo xaflad soo dhaweyn ah loo qabtay. 15 Jun 2008
»Isbahaysiga Dib u Xoreyta waa labbo garab, Garabka HAA iyo Garabka MAYA, labbada garab waxay gogoshooda ka fidsantahay Casmara iyo Jabuuti. 15 Jun 2008
»C/laahi Yusuf (Yeey), iyo Ayaan Xirsi Cali oo noqdey labbada shaqsi ee jinsiyada Soomaaliyeed u dhashay ee lacagta ugu baddan lagu bixiyo badqabka naftooda. 150 malyan doolar oo C/laahi ku bixinayo amaankiisa. 15 Jun 2008
»Xaalad nolol fool xun oo laga soo sheegayo dadka Xamar ku barakacay qaarkood oo degan waqooyiga magaalada, gaar ahaan xaafada Galgalato. 15 Jun 2008
»Shirkii urur goboleedka IGAD oo soo afjarmay, natiijaduna noqotey “Soomaaliya hala saacido”. 15 Jun 2008
»Taliban oo xabsiga xoog kaga siideysay boqolaal maxaabiis kufaarta u xirxirnaa. 15 Jun 2008
»Ururka ONLF oo cashar lama illaawaan u dhigey Injirleyda Tigreega magaalooyin ku yaalla dhulka Ogaadeenya 15 Jun 2008
»Images back Ethiopia abuse claim 14 Jun 2008
»Labadii muwaadhin ee dawladda Swedan xidhey oo xornimadoodii kadib Warsaxaafadeed soo saarey 14 Jun 2008
»Mr Baakiin Muun ayaa ku tilmaamtay in ay sii korortay Tacadiyadaha ka dhanka caruurta Somaliya 13 Jun 2008
»Amaanka Kismaayo oo faraha ka baxay, illaa heer ay markani ku nabad gali la’yihiin madaxdii maamulka magaalada. 13 Jun 2008
»Xaalada goobihii lagu dagaalamay shalay Xamar oo degan saakay, halka qarax miino ciidama Dabadhoobka lala beegsaday uu saakay ka dhacay magaalada, iyo warar kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay xaafada taleex. 13 Jun 2008
»Police-ka Cape Town iyo Soomaali qaxooti ah oo isku dhacyo dhexmareen, iyadoo rabshad xoogan ay ka dhalatay goob xero qaxooti ah. 13 Jun 2008
»Djibouti oo war ka soo saartay dagaaladii ay la gashay ciidamada Ereteriyaanka 12 Jun 2008
»Xuuraan Iyo Xanta Suuqa: Kala Soco Kismaayonews.com. 12 Jun 2008
»DOORKA XAQ-U-DIRIRKA (Hanqaraarac lug uma dhutiyo) Qaddiyadda Soomaaliya Wey Ka Weyn Tahay Laba Sheekh. 12 Jun 2008
»Qaranka xabashida ee macaluulaya, oo misane kordhiyey miisaaniyada xagga milatariga. 11 Jun 2008
»Jabuuti iyo Eretrea oo ku dagaalamay xadka ay wadaagaan iyo xiisad kacsan 11 Jun 2008
»Sheikh Xassan Cabdullaahi (Turki). “Heshiiska jabuuti waa waxbo kama jiraan, waxaan jihad aheyn oo xabash dhulkeena looga saari karaa ma jiraan”. 11 Jun 2008
»Waxaa nasoo gaadhey Nuqul kamid ah qodobadii heshiiska oo dhameystiran 11 Jun 2008
» Daraasad lagu ogaaday haweenka kaluunka cuna oo caruurta ka taranta ay ka caafimaad badanyihiin, kuwa ka tarma haweenka kale. 11 Jun 2008
»Sheeikh Xassan Daahir Aweys " waa waxbo kama jiraan waxa jabuuti lagu dhoodhoobay, dagaalkana waan sii wadaynaa". 11 Jun 2008
»Abwaano maanta kaalmo lacageed garayso $ 3500 gaarsiiyey qaxooti iyo dad ka bakaracay guryahoodii 11 Jun 2008
»Heshiisku Ma Shirqoolbaa? Falanqaynta Siyaasadda ee Shirka Jabuuti 10 Jun 2008
»Ma dhabbaa mise waa dhalanteed in dad soomali ahi kudhintaan xerada Soetwater ee kutaala duleedka magaalada Cape Town?. 10 Jun 2008
»9 ka Sebtembar, maalin weyn, micno iyo muhiimad noo leh, maamuus iyo weyneyn noo leh, waa maalinta ay tahay in Tigreegu ka baxo dalka (heshiiska shirka Jabuuti). 10 Jun 2008
»Jabuuti oo dadaal ugu jirta sidii ay u badbaadin lahayd shirka Soomaalida uga socda dalkeeda. 09 Jun 2008
»Ergeyga Qaramada midoobey Mr Wald Cabdalla oo rajo xumo ka muujiyay shirka Jabuuti 09 Jun 2008

         
             
 

Copyright © KismaayoNews.com

Designed by Somalitech.com